Wasiiradii la magacaabay oo la dhaariyey & guddoomiye Mursal oo hal arrin ka codsaday (Daawo Sawirro)

Xubno cusub oo ka mid noqonaya golaha wasiirada Soomaaliya ayaa lagu hor dhaariyey maanta Guddiga joogtada ah ee golaha shacabka Kulanka dhaarinta oo ka dhacay xarunta Golaha Shacabka waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha shacabka Mudane C/weli Sheekh Ibraahim (Muudey) iyo xubnaha guddiga joogtada. … Continue reading Wasiiradii la magacaabay oo la dhaariyey & guddoomiye Mursal oo hal arrin ka codsaday (Daawo Sawirro)